Afar qof oo loo xiray Dil wiil Soomaali ah loogu geestay gudaha Xabsi kuyaala London

Ciidamada booliiska dalka Britain ayaa afar qof ay ku jiraan dhalinyaro Soomaali ah u xiray dil Wiil Soomaali ah maalmo kahor loogu geestay xabsi uu ku xirnaa oo kuyaala Magaalada London. Khadar Saalax ayaa lagu dhax dilay xabsi ku yaalla Galbeedka Magaalada London. waxaana dilka wiilkan Soomaaliyeed ka dambeeyay dhoor dhalinyaro ah iyagoona dilkiisa u adeegsaday … Continue reading Afar qof oo loo xiray Dil wiil Soomaali ah loogu geestay gudaha Xabsi kuyaala London